Milateriga Somalia oo Maxkamad la’aan fagaare ku toogtay lix nin (Magacyada)

Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Lixda nin ayaa ka mid ahaa sagaal qof oo ay Ciidamada amaanka ku hayeen xabsi ku yaalla Baardheere, waxaana saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in iyagoo aan maxkamad … Continue reading Milateriga Somalia oo Maxkamad la’aan fagaare ku toogtay lix nin (Magacyada)